Ku soo dhowaada TIS National

TIS National waxay siisaa adeegyada turjumaada dadka aan ku hadlin Ingiriiska iyo hay'adaha iyo ganacsiyada u baahan inay la xiriiraan macaamiisha aan Ingiriisiga ku hadlin. Adeegyadan waxay u suurtageliyaan kuwa aan Ingiriiska ku hadlin inay si madaxbanaan u helaan adeegyada iyo macluumaadka Australia.

Su’aalaha badanaa Lays-weydiiyo

Adeega afcelinta iyo Tarjumida qoraalka (TIS National) waxay soo saartay Su'aallaha Badanaa La-isweydiiyo kuwaas oo loogu talagalay in lagaga jawaabo su'aalla guud oo dadka aan ku hadlin afka Ingiriiska iyada oo ku qoran luqadooda. Haddii aadan ka heli karin waxaad raadinayso websaytkayaga fadlan la xiriir xubin ka mid ah shaqaalaha Qaranka ee TIS oo kaa caawimi doona waxweydiintaada.